admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasiirka dhalinyarada iyo isboortiga oo ka hadley gabadhii tartanka orodka ka gashey kaalinta ugu dambeysa

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay hadal heyn badan oo ka dhalatay saacadahii lasoo dhaafay gabar...

Reysulwasaare xamsa oo xafiiskiisa kula kulmey denjire Maxamed Cabdi Affey

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga gaarka ah ee hay’adda Qaxootiga QM ee UNHCR u qaabilsan...

Bangiga aduunka oo somaliya ugu deeqay 75 milyan

Guddiga sare ee maamulka Bangiga Aduunka ayaa ansixiyay in Soomaaliya la siiyo $75 Milyan oo doolar, taasoo loogu talo galay kabka Miisaaniyada dowladda Soomaaliya. Deeqdaan...

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo ka hadley sababta keentey in dadkii degnaa casa italia laga saaro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka hadlay sababta dadka looga saarayo dhulka Casa Italia ee degmada Xamar weyne oo ah dhul...

Reysulwasaare xamsa oo ka qeyb galay kulan lagu xoojinayo wadashaqeynta maamulka gobolka iyo hay’adaha amniga

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa gelinkii dambe shalay degmada Heliwaa ee magaalada Muqdisho kaga qeyb galay kulan lagu xoojinayay wadashaqeynta hay’adaha amniga...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img