admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Ciidamo Kenyaan ah iyo Ciidan Somaliyeed oo Ku Dagaalamey Xadka Dhinaca Ceel Waaq.

Ciidan ka tirsan Dowladda Kenya gaar ahaan kuwa la dagaalanka Argagixisada ayaa aroornimadii hore ee maanta ka soo tilaabay Xadka dhinaca Ceel-waaq waxeyna gudaha...

Dowlada Turkiga iyo Somaliya oo kala Saxiixdey Heshiis Ganacsi

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mahdi Mohammed Guleed (Khadar) iyo wefdi uu hogaaminaayo oo maalin ka hor gaaray magaalada Ankara ee dalka...

Gudoomiyaha Gudiga Doorashada oo Sheegtey In todobaadka Dambe Ay Ka Jawaabi Doonaan Hadalka Kasoo Yeerey Golaha Iskaashiga

Guddoomiyaha Guddiga doorashada madaxa-bannaan ee heer Qaran Xaliimo Ismaaciil ( Xaliimo Yareey) ayaa sheegtay in Todobaadka danbe War ka soo saarayaan go’aanka Maxkamada Sare...

Ma Waxaan Nahay Digil iyo Mirifle Mise Raxaweyn(Sagaal iyo Sideed)?.

Guud ahaan taariikhda sooyaalka ummaduhu waxay ku arooraan silsilado taxana ahaa oo kolkii dood tan oo kale timaadana dib loogu laaban jirey taariikhdaas iyo...

Akhriso: Bayaan Kasoo Baxay Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada

Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan baarlamaanka 10aad, muddo lix bilood ka badan, iyadoo Golaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img