admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaarihii Hore ee Somaliya Cali Maxamed Geedi oo Ka Hadley Maqaamka Gobolka Banaadir

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Prof Cali Maxamed Geeddi ayaa sheegay in Maqaamka gobolka Banaadir uu yahay mar walba arrin Dastuuri ah oo waajib...

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka Banaadir oo Xaley Hoygiisa Kula Kulmey Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banaadir

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan (Eng Yariisow) ayaa xalay hoygiisa ku booqday Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thaabit...

Magaalada Muqdisho oo Maanta Looga Dabaal Degey Qorista Afka “MaxaaGa”

Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya gaar ahaan xarunta Akadeemiyadda Cilmiga, Fanka iyo Suugaanta ayaa maanta waxaa lagu qabtay Munaasabad lagu xusayay maalinta Hirgelinta Akhriska...

Wareegto Kasoo Baxdey Xafiiska Madaxweynaha oo Maanta Xilka Looga Qaadey Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa goor dhaw wareegto uu soo saaray u magacaabay guddoomiyaha gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo...

Ciidamo Isugu Jira Nabadsugid Iyo Ciidan Milateri oo La Wareegey Xarunta Gobolka Banaadir

Warar ina soo gaarey magalada muqdisho ayaa sheegyaa in ciidamada xoogga dalka ay la wareegeen xarunta dowladda hoose ee gobolka Banaadir, kuwaa la sheeegay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img