Wararka anu ka heleyno degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xaaladu degan kaddib dagaal culus oo xalay halkaa ku dhaxmaray ciidamada...
Madaxweynaha DowladaFederaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Maxamed (Farmaajo) ayaa Arbacadii shaley kulan gaar ah la qaatey safiirka Imaaraadka ee Soomaaliya Mohammed Ahmed Osman Al Hammadi
Kulankan...