admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo Xildhibaan Amina Xasan oo Sheegtey In Gudoomiye Jawaari uusan Weli Is Casilin

Waxaa soo baxayey warar is qilaafsan is casilaada gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari hadaba Warbaahinta Daafeet Media oo isku taxalujisey...

Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Galmudug oo Uga Mahad Celiyey Prof Jawaari Go,aankii Geesinimada Lahaa ee uu Qaatay

Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf ayaa ka hadlay Iscasilaadii uu maanta Sameeyay Gudoomiyihii Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari. Madaxweyne Xaaf...

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo Ka Hadashey Lacagtii Shaley Lagu Qabtey Garoonka Adan Cade

Wasaaradda Amniga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay faah faahin ka bixisay Boorsooyinka lacagta lagu waday ee shalay laga soo dejiyay Garoonka Diyaaradaha Aadan...

Is Casilaadii Gudoomiye Jawaari Kadib Wadooyinka Magalada Muqdisho oo Maanta Dib u Furmey

Xili Kulankii la wada sugayay ee golaha Baarlamaanka Soomaaliya uu baaqday maanta islamarkaana gudoomiye Jawaari uu Iscasilay ayaa waxaa dib loo furay guud ahaan...

Gudoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Cusmaan Jawaari oo Casiley

Guddoomiye ku-xigeenka koowaad Golaha Shacabka Cabdiwali Muudeey ayaa goor dhaw xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya u akhriyay warqad is casilaad ah oo ka timid guddoomiyihii Golaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img