admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Akhriso: Gudiga Doorashooyinka oo Sheegey Xiliga La Qaban Doono Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka

Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Golaha Shacabka ee shalay la doortay oo kulankoodii labaad ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ee Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay...

Dhegeyso: Xukuumada oo Digniin u Dirtey Hey’adaha Ajnabiga ee aan Sharciga Heysan ee Ka Howl Gala Somaliya

Xukuumadda Soomaaliya ayaa kaga digtay dowladdaha iyo sidoo kale Hay’addaha kala duwan ee doonaya in ay ka howlgallaan Soomaaliya ama inay ka shaqo billaabaan...

Dhegeyso:Reysulwasaarii Hore Dowlada Federaalka oo Sheegey Ineysan Jirin Wax Heshiis ah oo ay La Galeen Imaaraadka

Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke ayaa oo la hadley warbaahinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in uu jiray heshiis...

Akhriso Magacyada Gudiga Doorashooyinka Gudoomiyaha Baarlamaanka

Gudoonka Baarlamaanka ayaa ku dhwaaqay gudiga doorashooyinka gudoomiyaha baarlamaanka halkan hose ka aqriso magayadooda.

Xildhibaan Xaaji Cali Sheekh Maxamed oo Hada la Hadley saxaafada Sheegeyna Inuu Musharax yahay

Xidhibaan Abukaate Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur oo maanta la hadley warbaahinta ayaa sheegey inuu yahay musharax u taagan xilka gudoomiyaha baarlamaan. Xildhibaan Abukaate Xaaji...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img