Mareykanka ayaa $2 milyan oo dollar ku abaalmariyay Sanduuqa Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) si loogu xoojiyo dagaalka ka dhanka ah Al Shabaab.
UNSOS...
Hogaamiyaha maamulka la baxay Hiiraan State Cali Jeyte Cismaan oo ku sugan degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa si faahfaahsan uga hadlay arrimo badan...
Wararka inaga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ay socoto qaban qaabada soo dhaweynta Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, oo...
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Soomaaliya, Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo shir jaraa’id u qabtay warbaahinta ayaa ka hadlay xaaladda dadag ee ka jirta...