admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Madaxweyaha Dalka |Mareykanka iyo Midka Kuuriyada Waqooyi oo Ku Kulmey Dalka Singapore

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump iyo hoggaamiyaha Kuuriyada Waqooyi ayaa ku kulmay dalka Singapore, Kulankan ayaa noqonaya kii ugu horeeyey ee labada hogaamiye yeesheen. Labada hogaamiye...

Alshabaab iyo Ciidamada Nissa oo Xaley Ku Dagaalamay Deegaanka Siinka Dheer ee Duleedka Magalada Muqdisho

Dagaal culus ayaa la sheegay inuu xaley fiidkii ka dhacay degaanka Siinka-dheer ee duleedka magaalada Muqdisho, kadib markii ay weerar ku qaaday kooxda Al-shabaab...

Darawalada Moojo Bajaajleyda oo Maanta Banaanbax Aad u Balaaran Ka Dhigey Km4

Darawalada gadiidka Mooto Bajaajka ayaa maanta bananbax aad u balaaran ka dhigey Isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho ayagoo cabasho ah, waxaana dibedbaxani uu hakad...

Daawo Wasiirka Wasaarada Maaliyada oo Soo Bandhigey Lacag Cusub

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa shir jaraa’id ee uu shaley ku qabtey magalada muqdisho kusoo bandhigay Nashqada Lacagta cusub ee la qorsheynayo...

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir oo Amray In La Burburiyo Dhismaha Piazza Libera ee Magalada Muqdisho

Duqa Muqdisho isla markaana ah Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan ayaa maanta amray in la burburiyo dhismaha Piazza Libera ee Ceelgaabta bacdamaa goobtaas...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img