admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gaari Walxaha Qarxa Lagu Soo Xiray oo Maanta Ku Qarxay Isgoyska Siinaay

Ilaa saddex ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhaawacmeen qarax gaarilagu soo xiray oo goor dhaw oo maanta ah ka dhacay Isgoyska Siinaay...

Xukuumada oo Cambaareysey Madaafiid Lagu Garaacay Degmada Wadajir

Xukumada ayaa cambaareysay weerarkii Madaafiicda ahaa ee ka dhacay degmada Wadajir 1-da Luulyo 2018, Dowladda Federaalka ayaa tacsi tiiraanyo leh dirtay Qoysaska dadkii noloshooda...

Dhegeyso: Cabdikariin Qalbi Dhagax oo Markii Ugu Horeysay La Hadley Warbaahin

Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo dhawaan laga sii daayay xabsi ku yaalla dalka Itoobiya ayaa markii ugu horeysay warbaahinta la hadlay , waxaana...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Shacabka Somaliyeed uga Hambalyeeyey Munaasabada1da Luulyo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhamaan shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska sannad-guurada 58-aad ee ka soo wareegtay markii ay xoroobeen Gobollada Koonfureed iyo...

Magalada Muqdisho oo Noqotey Goobta Lagu Ugaarsado Ergadii Wax Kasoo Dooratay Xildhibanada

Koox hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa shalay gelinkii dambe ku dilay magaalada Muqdisho oday dhaqameed ka mid ahaa ergadii soo dooratay xildhibaanada Golaha...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img