admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xog: Dhamaan Maamulka Degmada Baraawe oo Xilka Laga Wada Xayuubiyey

Xog aynu ka helney nagalada baydhaba ayaa sheegeysa in dhamaan maamulka degmada baraawe la wada bedelay isbedelkan ayaa la sheegayaa inuu ku dhacaygudoomiyihii degmada...

Xiriirka Somaliya iyo Jabuuti oo Mugdi Galay Iyo Jabuuti oo u Yeertay Safiirkeeda

Dowladda Jabuuti ayaa u yeeratay safiirkii ka jooga magaaalda Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, Aadan Xasan Aadan ayada oo aad uga carreysan in dowladda Soomaaliya...

Akhriso: Gudi Ay Wasarada Diinta iyo Awqaafta u Magacowday Daad Gureynta Xujeyda Sanadkan

Gudiga Garsoorka iyo Arimaha Diinta Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa kulan ay iskugu yimaadeen waxay kaga hadleen Buuqa ka jiray Sanadkaan Duulimaadyada Xajka Ee Muwaadiniinta...

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Xukun Ku Riday oo Laba Eedeysane oo Ka Tirsanaa Kooxda Daacish

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur (Shuute) ayaa u akhriyey warbaahinta xukunka ay ka soo saareen labada...

Dhegeyso: Shariif Xasan oo Sheegey In Koonfur Galbeed Aysan Laheyn Dekado

Hogaamiyaha maamulka koonfur galbeed somaliya Shariif Xasan oo maalintii shaley la hadley warbaahinta magalada baydhaba ayaa sheegey in sababta ugu weyn ee uu uu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img