admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Wasaarada Arimaha Dibada oo Ka Hadashay Eedeyntii Loo Heystey Wasiir Ku Xigeenka Wasarada

Wasaaradda arrimaha dibedda Soomaaliya ayaa war ay soo saartay wax-ba kama jiraan ku tilmaamtay eedeyntii hanti-dhowrka guud iyo xeer ilaaliyaha Qaranka oo ka dhan...

Muuse Biixi oo Shacabka Somaliland Ka Codsadey In Lasoo Dhaweeyo Dadka Kasoo Barakacay Dagalada Itoobiya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay xiisada ka taagan degaanada dowlad degaanka Soomaalida ee Itoobiya, Dagaaladaasi oo geystey khasaare kala duwan...

Xaalada Magalada Jigjiga oo Maanta ah Mid Degan

Wararka naga soo gaaraya magaalada Jigjiga ee xarunta dowlad degaanka Soomaalida ayaa sheegaya in saaka Xaaladda Magaaladaasi ay degan tahay. Goobaha ganacsiga ayaa dib u...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka Somaliya oo Gaaray Magalada Khartuun

Ra’iisul wasaaraha Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay magaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan si ay...

Ciidanka Dowlada oo Rag Hubeysan Ku Toogtey Magalada Muqdisho

Warar aynu ka heleyno magalada muqdisho ayaa sheegaya in meel aan sidaa uga fogeyn Seybiyaanno ay ciidamada dowada ku toogteen rag la socdey gaari...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img