admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Daawo Sawir uu Amin Ka Sameeyey Shariif Xasan iyo Kooxda Qaran Dumis ee ku Shirsan Kismaanyo

Amiin Camir ayaa maanta bogiisa waxaa uu kasoo qaatay khilaafka ka dhex alosan maamul goboleedyada iyo mowqifka shariif uu ka damacsanaa meesha inuu ka...

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Dowlada Federaalka oo Kulan La Qaatay Xubno Ka Socda Midowga Yurub

Wasiirka wasaarada waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre ayaa kulan la qaatay madaxa waaxda horumarinta adeegga bulshada Midowgga Yurub gaar ahaan Soomaaliya Mr,...

Somaliya, Itoobiya Iyo Eritrea oo Wada Saxiixday Heshiis 3 Geesood ah

Dalalka Soomaaliya Itoobiya iyo Eritrea ayaa heshiis ku kala sixiixday magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Heshiiskan ayaa waxa uu dhigayaa in Soomaaliya, Eritrea iyo...

Gudoomiyaha Degmada Xamar Weyne oo Shaqada La Eryey Kadib Kolkuu Xukumada Kheyre Ku Eedeyey Musuqmaasuq

Warqad ka soo baxday Kusimaha Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna guddoomiye ku xigeenka dhinaca Maaliyadda Gobolka Banaadir ayaa waxaa Shaqadii looga joojiyey Guddoomiyaha degmada Xamarweyne...

Micheal Keating oo Waqtigiisa Dhamaaday Laguna Bedelay Nicholas Haysom

Waxaa dhammaaday waqtiga Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating oo xafiiska la wareegay bishii Janaayo ee sanadkii 2016. Keating oo waqtiga...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img