admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dhegeyso: Sheekh Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo Ku Dhawaaqay Maanta Inuu Yahay Musharax

Waxa si diiran loogu soo dhaweeyey maanta garoonka Shaati Gaduud ee magalada baydhaba Sheekh Mukhtaar Rooboow Abu Mansuur halkaasi oo ay ku sugayeen dad...

Dowlada Federaalka Somaliya iyo Sacuudiga oo Kala Saxiixday Heshiisyo ku Saabsan Dhinaca Hawada

Wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Dowladda Federaalka Soomaaliya Mohamed Abdullahi Salaad (Oomaar) ayaa Dalka sucuudiga ugu qeyb galay Shirka Aasaaska Amniga Hawada Dawladaha...

Dowlada Federaalka Somaliya iyo Hey’ada UNCHCR oo Ka Wada Hadley Somalida Ku Xayiran Dalka Liibiya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Dowlada Federaalka Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad ayaa kula kulmay magaalada Geneva ee Switzerland Guddoomiyaha hey’adda Qaxootiga u...

Golaha Maamul Goboleedyada oo Ka Horyimid Go,aankii Kasoo Baxay Aqalka Sare

Golaha Iskaashiga Maamul Goboleedyada ayaa maanta qoraal ay soo saareen waxaa lagu sheegay in ay lama filaan ku noqotay war murtiyeed uu Aqalka Sare...

Shaqaalaha Ka Shaqeeya Hagista Diyaaradaha Airporka Aadan Cade oo Maanta Shaqo Joojin Sameeyey

Shaqo joojintan ay maanta sameeyeen shaqaalaha hagista diyaaradaha garoonka Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa ka salka ku heysa khilaaf muddo dheerba soo jiitamayay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img