Xisbiga Himilo Qaran ee uu hogaamiyo Madaxweynihii hore ee Somalia ayaa War ka soo saaray kulan habeenkii xaley ay wadayesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore ee dalka ahna hogaamiyaha Xisbiga Himilo Qaran Mudane Shariif Sheekh Axmed.

