Ururka diyaaradaha somaliya oo sheegey inay joojinayaan duulimaadka gudaha dalka

0
358

Guddiga Maamulka diyaaradaha ayaa sheegay in laga bilaabo berito ay joojiyeen dhammaan duulimaadyadii gudaha dalka dalka.

Guddiga, ayaa sheegay in ay ka cabanayaan hubanti la’aanta amniga diyaaradaha.