
Warqad kasoo baxdey wasiirka cusub ee wasaarada arimaha gudaha maamulka koonfur galbeed yaa waxaa xilka loga qaadey gudoomiyah degmada afgooye Abuukar Maxamed Cumar Muudeey iyada oo isla markaana loo magacaabey gudoomiyaha cusub Cabdullahi Maxamed Cusmaan gudoomiyaha cusub ee degmada.
Magacaabistan ayaa ka dambeysey kadib kadib kolkii uu gudoomiyaha gobolka shabelaha hoose si qaldan uu faraha ula soo galey howlaha maamulka degmada afgooye taasoo uu ka dhiidhiyey gudoomiyaha maanta isbedelka lagu sameeyey.


Najax iyo xirtisa digil waad babisen sidan wax ka bedela.
Comments are closed.