
Wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha gudaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya anha ku simaha wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha Maxaad Maxamed Ciise ayaa shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose Abuukar Maxamed Cumar.
Wasiir Maxaad ayaa shaqo ka joojinta uu ku sameeyay guddoomiyaha degmada Afgooye u sababeeyay amar diido, ku takrifal awood maamul iyo iska horkeen maamulka dhexdisa ah.

Najax iyo xirtisa is bedelka ay ku sameyeen d.afgoye macno masameyneyso.
Comments are closed.