Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadley xaalada dalka iyo arimaha doorashooyinka

0
67

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay shirka madaxda Fedaraalka, kuwa maamul goboleedyada iyo gobolka Banaadir ee sida habsamida leh uga socda Teendhada Afisyooni ee nagaalada Muqdisho.

Qoraalka uu soo saaray Xasan Sheekh Maxamuud waxaa lagu bogaadiyay shirka wadatshiga Qaran iyo dadaalada uu wado Raysal wasaare Rooble, isagoona ku booqay in saamileyda siyaasada iney kaalin weyn ka qaataan sidii shirkan uu ku noqon lahaa mid mira dhala oo natiijoyin wanaagsan aay kasoo baxaan.