Musharixiinta doorashada madaxwenaha somaliya oo oo qaadacay ka qeyb galka doorashada

0
82

Qoraal ka soo baxay qaar ka mid ah musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya ayaa lagu qaadacay ka qeybgalka doorashada 2020-21, iyaga dood ka keenay sida loogu kalsoonaan karo guddiyada ay dowladdu u saartay doorashada.

Musharixiintan oo tiradoodu gaareyso 12 musharax ayaa qoraalkooda ku sheegay in wax ka badal lagu sameeyo guddiyada doorashada oo sida ay hadalka u dhiggeen u badan Askar dowladdeed, iyo shaqaalaha madaxtooyada Soomaaliya.