Dhegeyso: Madaxweynaha Dalka Jabuuti oo Fariin u Diray Shacabka Somaliyeed iyo Siyaasiyiintooda

0
59

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa sheegay in dalka Soomaaliya mudo uu ku jiro dagaala sokeeye, hasa yeeshee aysan weli ogeyn waxyaabaha ay isku dilayaan dadka Soomaaliyeed.

Waxa uu sheegay in dhulka Soomaaliyeed uu Eebe ku maneystay Kheyraad balse dadka Soomaaliyeed aysan ogeyn taas oo keentay in mudada intaas la eg ay wada dagaalamaan, iyaga oo ah isku-af isku diin iyo isku-dhaqan intaba.