
Wefdi uu hogaaminaayo Madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle ayaa goor dhaweyd ksoo degey garoonka diyaaradaha ee Aadan Cade.
Booqashadan uu Ismaaciil Cumar Geele ku yimid magalada muqdisho ayaa ah booqasho rasmi ah oo qaadan doonta mudo laba maalmood ah ayaa waxaa Garoonka Aadan Cabdulle ku soo dhaweeyay Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan Golayaasha Dowladda iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool Gobolka Banaadir.
Madaxweyne Ismaaciil Cumar ayaa inta uu ku sugan yahay magalada muqdisho waxaa uu kulan la qaadan doonaa madaxweynaha dowlada federaalka somaliya ayagoo isla soo qaadi doona hsidii loo xoojin lahaa xiriirka labada wadan.