Dhegeyso: Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal oo 30 Sano Ka Maanta Somaliya Tegey

0
241

Magaalada Muqdisho waxaa maanta soo gaaray Xasan Aadan Samatar iyo Axmed Cali Cigaal, oo labada ah Fanaaniin in ka badan 30 sanadood ka maqnaa dalka.

Labadan fanan ayaa waxaa ay la socdeen diyaaradii siday Madaxweynaha dalka jabuuti Ismaaciil Cumar Geele kolkii ay dibada soop bexeern ayaa waxaa ay sheegeen in ay aad ugu faraxsan yihiin imaanshaha ay imaadeen magalada muqdisho.

Waxaa kaloo asagana la socday diyaaradaas Cawaale Adan oo ah fananinta sida aadka ah looga qadariyo dalka Jabuuti iyo weliba guud ahaan dalka somaliya.