Dhegeyso: Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Fariin u Diray Maamulka Somaliland

0
124

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay nasiibdaro tahay in maalinba maalinta ka dambeysa daandaansi ay wado Soomaaliland,waxana uu uga digay Soomaaliland inay joojiyaan dhaq dhaqaaqyada ciidan ay wadaan, isaga oo ugu hanjbay in Puntland ay ka jawaabi doonto.