
Taliyaha Laanta Canshuurta Booliska Soomaaliyeed General C/llaahi Xasan Bariise oo maanta shir jaraaid ku qabtey magalada muqdisho ayaa ka hadley arimo kala duwan oo ay ugu horeeyaan dad dembiyo kala duwan ka galay dalka.
General Bariise ayaa sheegay inaysan ogolaan doonin in lagu xad gudbo sharafta Shacabka Soomaaliyeed waxay dareeska uqaateena ay tahay inay Dalkaan bad baadintiisa ka qeyb qaataan.