
Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qeyb galay geba gabada Shirka Garsoorka Dalka ayaa waxa uu kusoo hadal qaaday Arinta muranka dhalisey Ee Shirka Shidaalka Looga Hadlayo Ee London.
Madaxweyne Farmaajo ayaa weerar Afka ah ku qaaday Siyaasiyiin uu ku tilmaamay ilaa 2000 soo waday inay hormarka Soomaaliya ka qeyb qaadanayey in Dalka dib u dhac geliyaan.
Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay inay been abuur tahay wararka sheegaya in dano gaar ah loo adeegsanayo Xaraashka Soomaaliya Shidaalka.