WARARKA Aqriso: Aqalka Sare oo Kasoo HOrjeestay Kulanka Looga Hadlayo Shidaalka ee Ka Dhici Doona Magalada London By admin - February 6, 2019 0 86 FacebookTwitter Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa kasoo horjeestay Shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo. Share this:Click to share on Facebook (Opens in new window)Click to share on LinkedIn (Opens in new window)Click to share on Twitter (Opens in new window)Click to share on Tumblr (Opens in new window)Click to share on WhatsApp (Opens in new window)