
Qaraxaasi miinada ahaa ayaa lala Eegtay Askar katirsan Ciidanka Dawlada Gaadiid kollonyo ah ay wateen oo ku socdaalayey Wadada udhaxeysa Jaziira ilaa Dhanaane.
Sargaalka la dilay ayaa lagu magacaabi jiray Cabdisalaan Aadan Kurjow isagoo ahaa Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Guutada 12 April.
Cabdisalaan ayaa Labo Bil ka hor xilkaan kala wareegay Cabdi Cali Jamaame oo Qarax lagu dilay Isla Wadada Xeebta Sh/Hoose 6 December .
Waxaa la xaqiijiyay in sidoo kale ay qaraxa ku dhinteen Saraakiil kale oo ka tirsanaa Ciiidamadda Dowladda Soomaaliya oo la socday sarkaalka halkaasi lagu diley.