
Odayaasha iyo xildhibaanada beesha Eemid oo ka tirsanbeelaha Digil iyo Mirifle ayaa dhaliin usoo jeediyey gudoomiyaha gudiiga dorashad qaranka ayagoo ku eedeeyey in qaabka ay Xaliimo yareey u maareysey buuxinta kursiga mid ka mid ah baarlamaanka federalka somaliya.
Halkan hoose ka dhegeysta cabashada qaar ka mid ah odayasha koonfur galbeed.