Inaalilaahi Wa Inaa’ileyhi Raajicuun

0
98

Bahda Daafeet Media waxaa ay tacsi tiiraanyo leh u direysaa eheladii iyo qaraabadii uu ka geeryooday Dr Cabdullahi Xasan Mahdi oo habeenkii xaley aheyn ku geeryooday magalada Toronto ee dalka Canada.

Waxaan ilaahey uga baryeynaa in uu janadii fardowsa ilaahey ka waraabiyo eheladii iyo qaraabadii uu ka baxayna samir iyo iimaan ilaahey ka siiyo Amiin Amiin Amiin.