
Qaar ka tirsan ganacsatada soomaalliyeed ee ku xoola beelay dabkii habeen hore ka dhacay suuqa bakaaraha ayaa waxaa ay sheegeen in ay xoolo badan halkaasi kaga lumeen ayadoo aysan jirin wax caawinaad ah oo ay kala kulmeen dhinaca dowlada
Qaarkood waxay u sheegeen Warbaahinta in kumanaan kun dollarka Mareykanka ku waayeen Dabka ayna hadda u baahan yihiin Caawimaad intooda badana wexey dowlada ku eedeeyeen in aysan ka qeyb qaadan deminta dadka halkaasi ka dhacay.