Dhegeyso; Gudoomiyaha Maxkamada Ciidanka Qalabka-sida oo Sheegay Dacwadihii ugu Badnaa ee Ay Qaadeen Sanadkii Tegay

0
92

Gudoomiyaha Maxkamadda Darajadda Koowaad ee Ciidamada qalabka sidda Xasan Cali Nuur Shuute ayaa faahfaahin ka bixiyay Kiisaskii ugu badnaa ee sanadkii lasoo dhaafay ay qabatay Maxkamadda Ciidamada.

Waxaa uu sheegay in Kiisaska ugu badan ee soo gaaray Maxkamadda in ay yihiin Al-Shabaab iyo waliba Daacish oo uu sheegay in yihiin ugu halista badan Soomaaliya.

.