
Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowlada Iyo kuwa Al Shabaab ayaa habeenkii xalay ka dhacay magaalada Marka ee Xarunta gobolka Shabelaha Hoose sidda ay xaqiijiyeen Mas’uuliyiinta gobolka.
Gudoomiyihii hore ee degmada marka Maxamed Cismaan Yariisow, oo hada ku sugan degmada marka oo warbaahinra la hadlay ayaa ka had;ey qaabka uu dagaalka ku bilowday iyo sida xaalka hadu yahay.