
Warqad kasoo baxday xafiiska gudiga doorashooyinka ayaa lagu beeniyey warqad shaley la isla dhex marayey oo la sheegayiney soo saareen gudiga doorashooyinka.
Gudiga doorashooyinka ayaa sheegay in warqadaasi ay aheyd mid been abuur ah isla markaana ayaga aysan ku laheyn wax shaqo ah.
