
Kulan ay isugu yimaadeen xildhibaanada aqalka sare ee kasoo jeeda deegaanada koonfur galbeed ayaa waxaa ay marka hore tacsi u direen dhamaan dadkii ku geeryooday qalalaasihii ay horseedka ka eheyd xukuumada federaalka ee maanta ka dhacay magalada baydhaba.
Xildhibaanadan ayaa dhanka kale waxaa ay cambaareyn usoo jeediyeen dhamaan intii ka dambeysey afduubka loo geystey musharax Mukhtaar Roobow.
