Aqriso: Gudoomiyaha Baarlmaanka oo ka Hor Yimid Go,aankii Lagu Kala Direy Gudiga Maliyada

0
109

Warqad qoraal ah oo uu soo saaray gudoomiyaha baarlamaanka dowlada federaalka somaliya ayuu ku sheegay in aysan sharci eheyn kala diristii la kala direy gudiga maaliyada ee baalamaanka wuxuuna sheegay iney shaqadooda ay halkooda kasii wataan.

 halkan hoose ka aqriso warqada.