Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani Amiirka Dalka Qadar oo shaley la kulmey madaxweynaha dowlada federaalka somaliyaa Maxamed C/lalahi Farmaajo oo maalmahan booqasho ku joogay daalkaasi.
Labada Hoggaamiye ayaa waxa ay ka wada hadleen Xoojinta Xiriirka Labada Dal, Xaalladaha Ammaanka ee somaliya,Taageeradda ay Dowladda Qatar siinayso DFS iyo Xiisadda Somalia iyo Qatar kala dhexeyso Imaaraadka.
Sheekh Tamiim Bin Xamad Al-thaani waxa uu bogiiisa Twitter-kiisa soo dhigay Qoddobadii ay Madaxweyne Farmaajo ka wada hadleen iyo sida ay Dowladda Qatar uga go’an tahay Taageeridda DFS iyo guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed.
Dhinaca kale, Socdaalka Mdaaxwweyne Farmaajo ku tegya dalka Qatar ayaa ah booqashadii ugu horreysay tan iyo markii uu dillaacay Khilaafka Khaliijka bishii June 5-dii ee sannadkii hore.