Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Muqdisho

0
124

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres oo maanta booqasho lama filaan ah ku gaaray Magaalada Muqdisho ayaa waxaa sgaroonka diyaaradaha aadan cade kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.