
Shariif Xasan oo la hadley warbaahinta ayaa ka hadley in uu isku shaandheyn ku sameyn doono golohiisa wasiirada, waxaa kaloo uu ka hadley in maamulka uu tababarey ciidamo sugi kara amaanka gobolada ee maamulkiisa ka kooban yahay.
Wareysigan dheer uu sameeyey shariif xasan waxaa nasiib daro ah in uusan marnaba soo qaadan in dadka uu masuulka ka yahay ay u dhimanayaan abaaro iyo shubun biyood ka jira deegaanada bay iyo bakool dad badana ay kasoo bara kaceen gobolka shabelaha hoose.
Asagoo hadlaya waakan ee nala dhegeysta.
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada