Dhegeyso: Hey’ada Culumada Somaliyeed oo Shacabka Ugu Baaqdey In La Soomo 3 Maalmood

0
62

Hey’ada culumada somaaliyeed ayaa maalintii shaley ugu baaqey in umada somaaliyeed ay soonto rabi tuugana badiso si ilaahey abaaraha iyo cudurada inooga dul qaado.

culimada

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

culimada Mobil