Dhegeyso: Wasiir Ka Tirsan Maamulka Shariif Xasan oo Lunsadey Lacag Isla Markaana Iska Fogeynaya

0
75

Cabdi Muuse Wasiirka Gargaarka iyo Naafadda maamulka Koonfur Galbeed oo lagu eedeeyay in uu lunsaday lacag loogu tala galay dadka ku dhibaateysan degmada Marka ee ay Saameeyeen Abaaraha ayaa arintaasi beeniyay.

Wasiirka ayaa sheegay in aysan jirin lacag uu lunsaday , islamarkaana lacagtaasi uu lunsaday oo kaliya gudoomiyihii hore ee degmada Marko Maxamed Yariisow.

Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa

Cabdi Muuse Wasiirka Gargaarka

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Cabdi Muuse Wasiirka Gargaarka Mobil