Wasiirka Amniga maamul goboleedka Puntland Cabdi Xersi Cali Qarjab oo muddo sanad ku dhowaad ah arrimo caafimaad uga maqnaa xilka ayaa ku baaqay in la toogto maxaabiista ku jirta xabsiga Puntland.
Wuxuu sheegay inay wax laga xumaado tahay inay Puntland weli xabsiyada isaga haysato oo ay quudineyso Maxabiista, kuwaas oo horey loogu xukumay xukun dil toogasho ah, balse aan lagu fulin.
Hadaladiisana waxaa kamid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada