Guddiga Ganacsatada Xaafada Islii ayaa sheegay in uu xiran yahay Suuqa inta laga xalinaayo Khilaafka jira iyo cabashada ay mujinayaan Ganacsatada yar yar ee Suuqa Xaafada Islii ku ganacsata, kuwaasi oo ka cabanaya ganacsatada waaweyn.
Guddiga ayaa sidoo kale sheegay in masuuliyiin sare ay ku lug leeyihiin khilaafka u dhaxeeya labadaasi dhinac iyo in aan weli xal laga gaarin khilaafkooda, waxayna sheegeen in suuqa uu xirnaanayo ilaa khilaafka laga xalinaayo.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada