Ra’isul wasaaraha dowlada federaalka somaliya Xasan Cali Kheyre ayaa shaaca ka qaaday in dalka uu ku jiro xaalad abaareed oo aad u adag isla markaana ay si deg deg ah ugu shaqeyn doonaan sidi gar gaar loo gaarsiin lahaa shacabka Soomaaliyeed.
Ra’isul wasaaraha ayaa sheegey in wax ka badan boqolkiiba 50 shacabka Soomaaliyeed ay samaeyn ku yeelatay abaarta isla markaana boqolaal ruux ay todobaadkan ugu geeriyoodeen gudaha Soomaaliya.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
RW Kheyre oo Ka Hadley Abaaraha
Halkan hoose uga dhegeyso mobilkada
RW Kheyre oo Ka Hadley Abaaraha Mobil