Mid ka mid ah Beelaha dega koonfur galbeed ayaa ka soo horjeestay Malaaq dhawaan lagu Caleemo saaray Magaalada Muqdisho si Malaaq Deerow looga qaado malaaqnimada beesha disoow.
Waxa ay sheegeen in Malaaqaasi uu yahay midkii aan saxda ahayn isla markaana uu yahay mid la doonayo in lagu kala qeybiyo beesha oo ay sameysteen kooxo wax ka waayey dhawaan tartankii xildhibaanimada ee ka dhacay magalada baydhaba.
Halkan hoose kaga dhegeysta mobilkiina