Inaalilaahi wa inaa ileyhi raajicuun dhamaan odayaasha dhaqanka koonfur galbeed waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan suldaanka beesha jiido Suldaan Warsame Aliyow iyo dhamaan eheledii iyo qaraabadii ay ka geeryootey Xildhibaanad Fadumo Nuur Maxamed oo saaka ku geeryootey dalka indiya ayadoo halkaasi u tagtey arin la xirirta caafimeedkeeda.
Waxayna ilaahey uga baryayaan in dhamaan intii ay ka geeryootey samir iyo imaan ilaahey ka siiyo ayadana janadii fardowsa ilaahey ka waraabiyo Amiin Amiin.
Xildhibaanad Faadumo Nuur Maxamed ayaa waxaa ay ka tirsaneyd xildhibaanada dowlada federaalka somaliya ayadoo kasoo jeedey koonfur galbeed somaliya anagana hadeynu nahay bahda daafeed media waxaynu leenahay samir iyo iimaan ilaahay ha naga wada siiyo janadii fardowsana ilaahey haka waraabiyo