Warqad kasoo baxdey mid ka mid ah xafiisyada maamulka shariif xasan ayaa waaxaa ay bilowdey in ay ka ganacsato haweenka dadooda u dhexeyso 21 ilaa iyo 40 ayagoo u iib geeyaan dalka sacuudiga si halkaasi loogu dhibaateeyo.
Sida aynu la socono waxaa jirta somali badan oo ku sugan dalka sacuudiga isla markaana maalin walba loogu geysto jir dil ayadoo aysan jirin cid u hadasha xaqooda ayaa hadana kooxaha masuuliyiinta isku sheegaya intii ay ilaalin layaaheen sharafta gabdhahooda waxaa ay door bideen in ka iibiyaan kuwo aan daryeelin kuwii horey ugu sugnaa.
Is diiwan galinta arntan yaabka leh ayaa hada waxaa ay ka socotaa Xarunta Wasaaradaha Ee Bay Projec Ee Magaalada, Xarunta Madaxtooyada Afgooye ( Baar ismaaciil ) ee Gobolka Shabellaha Hoose iyo Magaalada Xudur Ee Gobolka Bakool.
sow tii dowlada ay ka wadey mashrucan magalada muqdisho bilihi la soo dhaafey , marka maxay ka bedelan tahay taasi tan hada ka socota k&galbeed ee aad buunbunineysan.. mar hadi dowlada federalka ay heshiis la gashey sacudiga waa probblem ,
Comments are closed.