Wareysi aad u xiiso badan ayaa maanta waxaa ay kalsan tv la yeelatey gudoomiyhiii hore ee degmada afgooye Cabdi qani Yusuf Boolimoog kaasoo kooxaha burcada ee ku sugan degmada ay ku eedeeyeen in uu ku lug leeyahay dilalka ka socda degmada,
Cabdi qani oo ka jawaabaya su,aalihii ay kalsan tv wedisey waakan ee nala daawada.
welcome nadaara aad baan ufarxay mr nadaara markaana arakay oo wareysanaaya cabdiqani boolomoog inkastoo halkanka shabeleha hoose uu socday mudo 4sano walakey nadaara waxaan umileynaaya xanuunka amba dhibka hada ayuu taabtay anyway kusoo dhabaabo halkanka gobolkaada
mudane booli moog guul dadkaaga hurdada ka kici reer aw digil ha kacaan si wada jir ah waa inaad dagaalantaan maleeshiyaadka ka soo duulay gobalada dhexe iyo bay&bakool cadow waa cadow yaan lakala qaadin mirifle iyo hawiye waa isku u jeedo
Comments are closed.