Daawo Sawir uu Amiin Ka Sameeyey Sida Loogu Tumanaayo Sharciga Doorashooyinka

0
60

Beesha caalanka ayaa beryahan waxaa ay abaabul weyn ugu jirtaa sidii ay dalka uga dhici laheyd doorasho macmal ah oo aan waxba ka jirin ayadoo doorashada ka dibna natiijada ay noqon doonto mid la mid ah kuwii hore.

Amiin camir oo arimahaas ka hadlaya ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo qaatey sida loo hareer marayo sharciga doorashooyinka isla markaana ay kooxda Damal Jadiid ay wadanka uga sameysaneyso waxa ay rabto.

farax