Wararka ianaga soo gaaraya degmada baydhabo ee gobolka baay ayaa sheegaya in Maleeshiyaad ay Weerar khasaaro geystay ku qaadeen Degaanka Lafoole oo ka tirsan degmada buur hakaba ee gobolka baay.
Mid ka mid ah dadka deegaanka oo ka warbixiyey weerarkaas ayaa sheegey in halkaasi lagu diley ilaa iyo 5 ruux halka maxaabiis ahaan loo watey ilaa iyo 14 odey dhaqameed.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.
Afduub iyo Dil ka Dhacey Duleedka Buurhakaba
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada
Afduub iyo Dil ka Dhacey Duleedka Buurhakaba Mobil