Dhegeyso Gudoomiyihii Hore ee Gobolka Banadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan oo Ka Hadley Liiska uu Soo Saarey Madaxweyne Xasan Sheekh

0
85

Gudoomiyihii hore ee gobolka banaadir Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa soo bandhigay xog sida uu sheegay si qarsoodi ah ku helay taas oo la xiriirta doorashada la filayo iney dalka ka qabsoonto marka la gaaro dhamaadka sanadkan.

Wareysigiisana waxaa uu u dhacay sidan.

Gudoomiyhii Hore ee Gobolka Banadir Tarzan

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Gudomiyihii Hore ee Gobolba Banadir Tarzan Mobil